Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin iyo agab kala duwan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin iyo agab kala duwan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Muslim Aid UK xafiiskeeda Soomaaliya ayaa horaanta todobaadkan Degmada Afgooye ka bilawday qeybinta gar gaar loogu talagalay dadka danyarta ah ee ku nool Degmada Afhooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose .

Deeqdaan oo ka koobneyd raashiinka noocyadiisa kala duwan, maacuun iyo waxyaabaha kale ee aas aasiga u ah nolosha bulshada ayaa waxaa ka faa’iideystay ku dhawaad 500 qoys oo ka mid ah danyarta ku nool Degmada Afgooye, kuwaasi oo qaarkood ka soo baracay cabsi laga qabo fatahaada webiga Shabeelle uu ka geysto Gobolka.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Boqolaal qoys ayaa hore ugu barakacay fatahaadda Webiga Shabeelle uu ka geystay gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana ka dhasha saameyn uu ku reebo dadka xoolaha dhaqatada, beeraleyda iyo kuwa danta yar ee labadaas gobol ku nool.

Sidoo kale adeegyada kale oo loo sameeyay waxaa ka mid ahaa caafimaadka iyo in loo dhisay musqulo, maadaama ay ku nool yihiin kaamam aan laheyn dhamaan adeegyada noloshada.

Qaar ka mid dadka ka faa’iideystay ayaa ugu mahadceliyay Hay’adda Muslim Aid UK xafiiskeeda Soomaaliya gar gaarka ay u fidisay, maadaama iyagu aan awoodin, waxaana sidoo kale ay codsadeen in si joogta ah looga warqabo.

Hay’adda Muslim Aid UK xafiiskeeda Soomaaliya ayaa ka shaqeysa caawinta dadka danta yar, waxaana ay ka gacan siisaa arrimaha caafimaadka iyo Waxbarashada, waxaana ay ka howl-gashaa deegaannada Jubbaland, Koofur galbeed, Galmudug, Hirshabellle iyo Gobolka Banaadir.

Previous Post

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In