Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad gobaleedka Jubaland, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo Jubaland waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubaland oo uu kala hadli doono arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, nabadgelyada iyo horumarinta, isagoo u kuurgali doona xaaladda guud ahaan Jubaland.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

August 18, 2026
Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026

Ra’iisul Wasare Rooble, ayaa dhagax dhigi doono mashaariic dhowr ah oo dowladda Federalka ay ka fulineyso magaalada Kismaayo.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale daarran dhammeystirka dib heshiisiinta Gedo iyo guud  ahaan howlaha doorashooyinka oo uu hormuud ka yahay.

Previous Post

Tunusia oo ugu baaqaya Itoobiya inay joojiso buuxinta biyo xireenka Wabiga Nile

Next Post

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin iyo agab kala duwan “SAWIRRO”

Next Post
Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin iyo agab kala duwan “SAWIRRO”

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin iyo agab kala duwan “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqday xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar...

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

August 18, 2026
0

Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In