Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rag argagixiso halis ah oo lagu dilay  Waqooyiga Magaalada Riyaad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Rag argagixiso halis ah oo lagu dilay  Waqooyiga Magaalada Riyaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay  in Ciidamada Aminiga Sacuudig ay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Riyaad ku dileen laba nin oo ay Wasaraddu ku sheegtay inay ahaayeen argagixiso halis ah kadib markii ay Rasaas halkaa isku dhaafsadeen Ciidmada Amniga.

Afhayeen maanta u hadlay Wasaraddaasi ayaa ragga wararka fidiya u sheegay  in nimankaasi argagixisada ah oo ay ciidamadu dileen ay ahaayeen kuwo lagu dabajoogay, dhalasho ahaan ay ka soo jeedaan dalka Sacuudiga, waaxaana la sheegay in ay ku gabanayeen Guri  ku yaal Xafdda Alyaasimiin oo dhaca  Waqooyiga magalada Riyaad

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Warku wuxuu intaa ku daray in Ragaasi la dilay ee argagixisada ah laga helay hub iyo qalabka kale oo qarxa iyo waliba suuman ka sameysan wayabaabaha loogu tal galay isaqarxinta

Ka hor intii aan la dilay Ragaasi ayaa la sheegay inay Ciidamada amaanka ee Sacuudiga ay ugu baaqeen inay isdhiibaan hase yeesheen ay baaqaai ka dhega adeegaan sidaana laga weeraray si looga hortago khtartooda.

SONNA/Mukhtaar

Previous Post

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Mooto ay saaranyihiin Walxaha Qarxa

Next Post

Xildhibaano Cusub oo ka mid noqonayo Aqalka Sare oo maanta Muqdisho Lagu doortay

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay

Xildhibaano Cusub oo ka mid noqonayo Aqalka Sare oo maanta Muqdisho Lagu doortay

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In