Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha degmada Marka 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha degmada Marka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha Walaalaha ee dega degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre,Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi,madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan,Xildhibaano iyo Odayaal dhaqameed ka soo jeeda magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaana ujeedka ugu muhiimsan ee shirka uu yahay sidii dib u heshiisiin rasmi ah loo kala dhex dhigi lahaa Beelaha dega degmadaasi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii dib u heshiisiin rasmi ah loo kala dhex dhigi lahaa Beelaha Soomaaliyeed ee dagaalada kala geeyeen si nabad ay ugu wada noolaadaan.

Previous Post

Shacabka Masar oo maanta u dareeray doorashada madaxtinimo  

Next Post

Ra’iisalwasaare Xigeenka Dalka Oo Mushaharkiisi Bisha Maarso Ku Taageeray Daryeelka Caruurta Agoonta ah

Next Post
Ra’iisalwasaare Xigeenka Dalka Oo Mushaharkiisi Bisha Maarso Ku Taageeray Daryeelka Caruurta Agoonta ah

Ra'iisalwasaare Xigeenka Dalka Oo Mushaharkiisi Bisha Maarso Ku Taageeray Daryeelka Caruurta Agoonta ah

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In