Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
 Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dalka Md. Mahdi Mohamed Gulled (Khadar) ayaa saxiixay buug tacsiyeed Safaaradda Jabuuti ku leedahay Soomaaliya ee Muqdisho looga furay R/Wasaarihii hore ee Jabuuti Marxuum Barkat Gourad oo dalka Faransiiska ku geeriyooday.

Avv. Mahdi ku xigeenka Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ayaa xusay in Marxuumku door weyn ka ciyaaray dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, bud dhigna uu ahaa haykalka dawladd-nimo iyo dhismaha Jamhuuriyadda Jabuuti isla markaana uu taariikhda labadda qaran-ba baal dahab ah ka geli doono. Waxanna uu qoyskii marxuumka, asxaabtiisi iyo guud ahaan shacabka Jabuuti ka tacsiyadeeyay geeridda Alle haw naxariiste Barkat.

“Rabi ha u naxariistee marxuumku wuxu door laxaadle ka ciyaaray howlihii dib u heshiisiinta Shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale wuxu aasaas iyo astaan qurux badan u ahaa horumarka Jamhuuriyadda Jabuuti gaartay; ehelkiisii, shacabka dalkaasi ee aynu walaalaha nahay iyo guud ahaan asxaabtiisiiba waannu ka tacsiyadayna geerida ku timi marxuum Barkat Gourad” ayuu yidhi R/w xigeenka Soomaaliya Md Mahdi.

Marxuum Barkat Gourad Hamadou ayaa Raiisul Wasaare kasoo noqday Jabuuti intii u dhaxeysay 1978-dii – 2001dii.
Previous Post

Laba Qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Dalka Masar

Next Post

Mucaaradka Suuriya oo laga daad gureeyey Bariga magaalada Ghouta

Next Post
Mucaaradka Suuriya oo laga daad gureeyey Bariga magaalada Ghouta

Mucaaradka Suuriya oo laga daad gureeyey Bariga magaalada Ghouta

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In