Wafdiga uu hoggaaminayo raiisul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed oo goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan kulamo kula leh madaxtooyada Soomaaliya madaxda sare ee dalka.
Masโuuliyiinta labada dhinac ayaa waxay kulankoodi kaga hadlayaan arrimo ay kamid yihiin iskaashiga labada dowladooda,xoojinta xiriika ku dhisan iskaashiga labada dhinaca.
Soo dhaweynta loo sameeyey wafdiga raiisul wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ugu horeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxmed Cabdulaahi Framaajo,raiisul Wasaare Kahyre,xubno ka tirsan golayaasha kaladuwan ee dowladda,guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masโuuliyiin kale.