Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha oo furi doono shir dhaqaalaha Soomaaliya quseeya-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha oo furi doono shir dhaqaalaha Soomaaliya quseeya-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isal Wasaraaha  xukuumadda federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa so gaaray magaalada Istanbuul, iyadoo la filaayo in ay ka qayb galidoonaan shiraraka kala duwan ee ka  dhici doona Magaalada istanbuul.

Shirarka ayaa kala ah laba shir oo aad ugu muhiima Soomaaliya, shirka koowaad waxa uu noqon doonaa diirad saarida ganacsiga Soomaaliya oo furmi doonaa maanta 22 feb 2016

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Sidoo kale maalinta bari waxa furmi doonaa  shirka diirad saarida horumarka Soomaaliya 23 ilaa 24 feb 2016,kasoo  looga hadli doona arimaha soomaaliya

Hasa ahaatee Galabta waxaa si rasmi ah u furmi doonaa shirka diirada lagu saarayo ganacsiga Soomaaliya , waxana kasoo qayb gali doono madaxada dalkan iyo ganacsasatada dalka Turkiya  shirkadaha  wax soosaarka ee  daneenaya soomaaliya sida ay ganacsigoodu ugu baahin lahayeen soomaaliya iyo geeska africa

Dhinaca kale furitaanka shirka ayaa la filayaa in ay khudbado ku furi doonaan labada raisal wasaare ee somaliya iyo turkia ,  iyadoo uu joog joob ka yahay wasiirka ganacsiga Soomaaliya,sidoo kale shirkan ganacsiga waxa lagu casuumay  ganacsato Soomaaliyeed oo kasocda shirkada kala duwan.

Ugu dambeentii waxaa la galabta la filayaa inuu soo gaaro dalkan turkiya madaxweynaha dowlada faderaalka Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb gali doonaa shirka diiraada lagu saarayo arimaha Soomaaliya

IMG_8076 IMG_8086 IMG_8099 IMG_8100

W/Q: KAMAL HASSAN HUSSEIN

ISTANBUL-TURKYA

Previous Post

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Turkiga

Next Post

Layrarka Cadceeda ku shaqeeya loo laga hirgeliyay Caabudwaaq

Next Post
Layrarka Cadceeda ku shaqeeya loo laga hirgeliyay Caabudwaaq

Layrarka Cadceeda ku shaqeeya loo laga hirgeliyay Caabudwaaq

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In