Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Doha, 17 March….Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo xubno wasiirro ah oo uu hoggaaminayo, ayaa soo gaaray magaalada Doha ee xaruta waddanka Qadar, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Qadar iyo madaxda safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Doha gaaray waxaa ka mid ah, wasiirka Arrimaha Dibedda, Wasiirka Qorsheynta, Wasiirka Caafmaadka iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, ayaa lagu wadaa in maailnta berito ah uu la kulmo dhiggiisa dalka Qatar, si ay uga arrinsadaan xaaladda labada dal, xiriirka ka dhaxeeya iyo sida ay dowladda Qadar  uga qeyb-qaadan karto dib u dhiska waddanka Soomaaliya oo horumar wanaagsan uu ka socdo.
Wasiirrada Ra’iisul wasaaraha socdaalkiisa ku wehliya, ayaa heshiisyo la saxiixan doona wasaaradaha dhiggooda ah ee dalka Qadar.
Booqashada Ra’iisul wasaaraha ayaa qaadan doonta muddo sadex maalmood ah, iyadoo inta uu Doha joogana u la kulmi doono Soomalida waddanka ku sugan.
    ______DHAMMAAD___
Previous Post

Nikolos Key”Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay”SAWIRRO”

Next Post

“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

Next Post
“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

"Sawirro"Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In