Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Baashe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhambaal tacsi ah u diray Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan .

Ra’iisul Wasaare Kheyre, waxa uu marxuumka Alle uga baryay inuu Jannadii fardowso ka waraabiyo, eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan, waxa uu ahaa aqoonyahan iyo qoraa qeyb weyn ka qaatay keydinta taariikhda Ummaaddeena.

Previous Post

Wafdi ay hogaaminayeen Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo gaaray Hobyo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in barakacayaasha loo sameeyo xirfado ay ku shaqeystaan

Next Post
Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladda barakacayaasha Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in barakacayaasha loo sameeyo xirfado ay ku shaqeystaan

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In