Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay madaxa howlgalka midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay madaxa howlgalka midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta kulan la qaatay madaxa howlgalka midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda Major General Rob Margowan, ayagoona kawada hadlay sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha burcad badeedda.

Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa sheegay in xukuumada ay kasoo horjeedo kooxaha burcad badeedda islamarkaana ay dooneyso in la la dagaalamo, si loo ciribtirana ay muhiim tahay iin shaqo abuuris loo sameeyo dhalinyarada.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

‘’Xukuumad ahaan waxaan diyaar u nahay inaan isu kaashano la dagaalanka kooxa burcad badeedda, si aan u joojino dhalinyarada ku biireyso kooxahaas; waa inaan isku kaashanaa sidii shaqo abuuris loogu sameeyn lahaa dhalinyarada degan dhul xeebeedka ee ay u sahlantahay iney ku biiraan kooxahaas’’.

Mudane Carteh ayaa sidoo kale uga mahadceliyay howlagalka midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda sida ay uga go’antahay in badda Soomaaliya ay noqoto mid xur ka ah burcada.

‘’Waan idinkaga mahadnaqayaa sida aad ugu dadaaleysaan ka sifeynta kooxa burcada badda Soomaaliya oo muhiim u ah qaaradda iyo aduunkaba’’.

Ugu dambeyntii RW  Ku xigeenka Mudane carteh ayaa ku dhiirageliyay sarkaalka ka socday midowga Yurub in ay laba laabaan howshooda.

—–DHAMAAD—–

Previous Post

Golaha Wasiiradda oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In