Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga.
Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddiyada Doorashada Heer Fadeeraal ee (FEIT) iyo Xallinta Khilaafaadka.