Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddi ka socda jaamacadaha gaarka loo leeyahay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddi ka socda jaamacadaha gaarka loo leeyahay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka, isagoo kala hadlay horumarinta iyo tayeyta hannaanka tacliinta sare ee dalka.

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, mudane Cabdulaahi Abukar Xaaji, oo kulanka ka qeybgalay ayaa waxaa uu sheegay in u jeedka kulanka uu ahaa sidii la isaga xog wareysan lahaa halka ay mareyso hanaanka waxbarashada sare ee dalka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026

“Aniga iyo ra’iisul wasaaraha waxaan la kulannay guddiga jaamacadaha gaarka ka loo leeyahay ( Muqdisho ka howlgala) waxaan aad ugu wadahadalnay, tayeynta waxbarashada iyo horumarinta waxbarashada, ra’isul wasaaraha wuxuu kula dardaaramay in ay soo saaraan jiil ku hubeysan cilmi, si loola tartamo wadamada dariska ah iyo caalamka,” ayuu yiri wasiirka.

Wasiirka ayaa xusay in maamulka jaamacadaha soo dhaweeyeen in ay sameyaan waxbarasho tayo leh isla markaana jaamacad kasta dhisto waxyaabaha lagama maarmaanka u ah; sida maamul kala sareyn leh, goobo waxbarashada ku habboon iyo macaliniin aqoon u leh waxa ay barayaan da’yarta dalka.

Xukuumadda Soomaaliya ayuu wasiirku tilmaamay in ay ku garab taagan tahay jaamacadaha sidii loo tayeyn lahaa waxbarashada dalka gaar ahaan midda sare ee heerka jaamacadda ah, si loo soo saaro jiilkii maamulka wadanka la wareegi lahaa mustaqbalka.

Previous Post

Madaxweynaha Putland oo magacaabay guddi ka soo talo bixin doona cabashada la xiriirta shillin Soomaaliga

Next Post

Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Next Post
Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In