Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Maxamed Xayir Ducaale, halka uu Cabdinaasir Xasan Xuseen u magacaabay ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.