Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaraaha XFS oo hoygiisa ku booqday Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
5 months ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaraaha XFS oo hoygiisa ku booqday Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay xalay ku booqday, qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sheekha uga xog warramay xaalada guud ee Dalka, iyaga oo isla soo qaaday kor u qaadidda wacyigelinta bulshada, doorka culimada ee dhismaha nabadda, iyo adkeynta midnimada ummadda, Sheekha ayaana u duceeyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah Shacab Soomaaliyeed oo ka nasanayey shaqooyinka toddobaadka, isla markaana ku fiidsanayey goobaha la isku yimaado ee caasimadda.

Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo bulshada ayaa laga dheehan karayey farxad iyo damaashaad, taas oo ku saleysan in Shacabku waqti ay kula sheekeystaan u heleen Ra’iisul Wasaaraha Qaranka.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dayactirka iyo dhismaha xarumo caafimaad oo ku yaalla caasimadda

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo kordhisay saacadaha shaqada ee dekadda Muqdisho

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo kordhisay saacadaha shaqada ee dekadda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo kordhisay saacadaha shaqada ee dekadda Muqdisho

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In