Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW ku xigeenka Dalka oo daah-furay mashruuc dib ucasriyeynta Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
RW ku xigeenka Dalka oo daah-furay mashruuc dib ucasriyeynta Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™isulwasaare ku xigeenka dalka ahna ku simaha Raโ€™isulwasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta oo axad ah daah-furay mashruuc dib u casriyeynta qalabka maamulka hawada Soomaaliya ka dib munaasabad ka dhacday xarunta maamulka hawada dalka.

Munaasabadaan waxaa ka qeyb-galay wasiiro iyo xilidhibaano ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya , ururadda diyaaradaha iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026

September 26, 2026

Sidoo kale waxaa maanta dib loo furay duulimaadyadii gudaha dalka oo 29 bishii sedexaad ee sanadkaan loo hakiyay ka hortaga faafitaan cudurka safmarka ah covid-19.

Maareeyaha Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in kaliyaha 5 duulimaadyo maanta lagu bilaabay si tigaabo ah.

โ€œMaanta waxaa baxday shan diyaaradood oo kala aaday magaalooyinka dowlad goboleedyada dalka waana tijaabo si aan uga taxadirno Qatar cudurka halista ee covid-19, ayu yiri maareeye Axmed Macalin Xasan.

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salaad (Oomaar) ayaa sheegay in dhawaan ay soo dhameystirayaan sharuucdii lagu diwaan galin lahaa diyaaradaha iyo ruqsadaha bayloodyada dalka.

โ€œWaxaan bilaha soo socdo rajeyneynaa inaan soo dhameystirka xeer hoosaadyada sharciga Hayโ€™adda hadane meel fiican ayay noo marayaan,marka aan dhameyno waxaa noo suura galeyso inaan anaga diyaaradaha diwaan gelino leesine aan bixinoโ€wasiir Oomaar

Raโ€™isulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed guuleed ayaa sheegay in dowladda ay ahmiyad siineyso dhismaha hayโ€™addaha dalka isla markaana loo baahanyahay in wadajir looga shaqeeyo.

โ€œMudadii sedexda sano ee aan joogno waxey xukumaddaย  ka shaqeysay in ka badan kon ton sharuuc oo dhammaan lagu xoojinayo hayโ€™addaha kala duwan ee dalka taasi oo ka turjumeysa sida dowladda Soomaaliyeed ay uga goโ€™antahay dhismaha kaawayaasha dhaqaalaha dalka. Ayuu yiri Raโ€™isulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed qadar.

Golaha wasiirkadda xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirkii golaha ee khamiislaha ayaa todobaadkii la soo dhaafay ku ansixyay dib ufirista duulimaadyada gudaha maadaam ay hoos udhacay saameyntii cudurka covid19 ee gudaha dalka.

Tags: RW ku xigeenka Dalka oo daah-furay mashruuc dib ucasriyeynta Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya+sawirro
Previous Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa bilowday dhageysiga dacwada Askari dil u geystay qof shacab ah.

Next Post

RW ku-xigeenka Dalka oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka+Sawirro

Next Post
RW ku-xigeenka Dalka oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka+Sawirro

RW ku-xigeenka Dalka oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In