Friday, January 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Khayre iyo Guddoomiye Yariisow oo kormeerey Degmada Hilwaa(Sawirro)

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre iyo Guddoomiye Yariisow oo kormeerey Degmada Hilwaa(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa waxay xalay kormeer ay ugu kuurgalayeen amniga ku tagay Degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir,iyagoo siweyn loo soo dhaweeyey.

Sidoo kale Kormaarka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxaa ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Qaar ka mid ah  Guddoomiyaasha Degmooyinka oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha degmada Hilliwaa iyo Saraakiil kale oo Ciidan,kuwaasi oo socdaal ku maray qeybo kamid ah degmadaasi,waqti dambe ee xalay.

Related posts

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda oo War-saxaafadeed soo saaray

January 29, 2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar CUsmaan(ENG. Yariisow) ayaa kormeerey qaar kamid ah baraha Kantarool oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Ammaanka,iyagoo ku bogaadiyay xoojinta howlaha amniga oo ay u hayaan bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay tan ay ka tarjumayso in uu jiro isbedel wqeyn oo dhanka ammaanka ah,isagoo xusay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay dardargeliso howlaha adeegyada muhiimka ah oo loo haayo bulshada oo uu ammaanka ugu horeeyo.

Mas’uuliyiintani ayaa ciidamada ammaanka ku dhiirogeliyay in ay joogteeyaan howlgalada amniga lagu xaqiijinayo,si loo baajiyo in kooxaha dhagar qabayaasha ah ay shacabku dhibaatooyin u soo maleegaan.

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaalo ku aadan xoojinta amniga Muqdishi,iyadoo mas’uuliyiintani dhorw jeer oo horey ay sameeyeen kormeer kan oo kale ah.

Previous Post

Daawo Damaashaadka xeebta liido iyo bulshada Xamar maalmaha Jimcaha iyo Khamiista.

Next Post

Dowladda Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah

Next Post
Dowladda Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah

Dowladda Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda oo War-saxaafadeed soo saaray

January 29, 2026
0

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

January 29, 2026
0

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...

Ergada Dowladda Soomaaliya ee QM oo kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin

Ergada Dowladda Soomaaliya ee QM oo kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin

January 29, 2026
0

Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

January 29, 2026
0

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In