Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo Loogu Sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan Oo ah Hooyadda Dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan.

Sidoo Kale Waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed, Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Xubna Katirsan Wasiiradda Koonfur galbeed iyo odayaal dhaqameedyadda Magaalada iyo Eheladda Marxuum Maama Haajira

Aaska ka dib mas’uuliyiinta, waxgaradka,Odayaasha Dhaqanka, iyo Culimadii Ka Qeybgashay Waxaa Kulan Duca ah Loogu Sameeyay Madal Loogu Tala galay Dadkii Ka soo qeyb galay Duugta Marxuumad Maama Haajira, waxaana ay Alle Uga Baryeen In Janatull-fardawsa uu ka Waraabiyo

Alle Ha u Naxariisto maalinimadii shalay ayay magaaladda Baydhabo Ku geeriyootay Waxaan maanta Axad ah aas Qaran Loogu Sameeyay Magaaladda Baydhabo.

Previous Post

Al-shabaab oo weerar Qarax ku qaaday Masjid iyo Dugsi Qur’aan

Next Post

Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

Next Post
Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In