Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay burburyeen diyaarad Drone ah oo ay lahayeen  Xuutiyiinta Yaman

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay burburyeen diyaarad Drone ah oo ay lahayeen  Xuutiyiinta Yaman
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday, burburinta diyaarad Drone ah oo ay Xuutiyiinta Yaman, la damacsanayeen in ay Qaraxyo kaga geeystaan gobalada koonfureed ee Boqortooyada Suudiga.

TV-ga  Dawladda Sacuudiga oo soo xiganaya Sarakiisha isbaheysiga ee la dagaalamaya Xuutiyiinta, ayaa sheegay in ay burburiyeen diyaarad nuuca aan duuliyaha wadin ah  oo ay Xuutiyiinta  lahayeen.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Afhayeen u hadlay  Xukuumadda Sucuudiga ayaa sheegay in isku dayga lagu weerarayo dadka rayidka ah ay ka dhigan tahay dambiyo dagaal, oo aan loo qiil dayi Karin.

Kooxda Xuuthiyiinta  ayaa dhankooda sheegay in dhawan ay bartilmaameedsadeen garoomada diyaaradaha dagaalka xulifada Sacuudiga, oo uu ka mid yahay garoonka Diyaaradaha ee Abha, kaasi oo ay shegeen in ay ka soo kacaan diyaaradaha Dagaalka ee qumaatiga u kaca.

Waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa shalay warbixin ay soo saartay ku shaacisay inay liiska madow ku dartay  xubno ka mid ah Madaxda Xuutiyiinta.

Previous Post

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan looga arrinsanayay Wacyigelinta Covid 19 (Sawirro)

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan looga arrinsanayay Wacyigelinta Covid 19 (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan looga arrinsanayay Wacyigelinta Covid 19 (Sawirro)

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In