Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga iyo Iiraan oo ku hardamaya marin Biyoodka Baabul Mandab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga iyo Iiraan oo ku hardamaya marin Biyoodka Baabul Mandab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

25-kii Bishii July ee sanadkan, Sacuudi Carabiya ย ayaa joojisay shixnadaheedi shidaalka ee mari jiray marinka Babul Mandab kadib markii maraakiibteeda ay weerareen kooxa ka tirsan Xuutiyiinta Yeman ka dagaalama.

marin biyoodka Babul Mandab ย ayaa hada u muuqda qayb ka mid ah mushkiladaha u dhaxeeya wadamada Sacuudiga iyo Iiraan, kuwaasi oo ku kala aragti duwan arrimaha gobolka Bariga dhexe.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

sida ay ku waramayaan dadka ka faalooda arrinta Bariga dhexe, hadii uu sii xogeeysta qilaafka Baabul mandab ย waxay cariiri gali doona Noolasha 104-ta milyan ee dadka reer Masar, sida uu ku waramaya wargayska Arab Post.

Sacuudi Carabiya ayaa arrinkan ku edeeysay Dowladda Iiraan oo sida ay ku sheegtay bayaan ka soo baxay dhawaan in Iiraan ay doneeysa in marinka Baabul mandab uu noqda mid laga guura oo ay ka wareegtaan marakiibta sida Badeecadaha kala duwan.

kooxaha Xuutiyiinta ayaa ku gudba meel u dhaw Babul Mandab iyoย  xeebta Yeman markibta Isbaheysiga ee ay ku rakibanyahiin Booyadaha batroolka ee u safra Bariga Dhexe ilaa Yurub iyaga oo sii maraya Kanaalka Suweys.

Sacuudi Carabiya ayaa go’aansatay in ay dib u soo celiso shixnaddahedii shidaalka kadib markii ay isbahaysiga millatariga ee Yemen ย ka dagaalama ee uu Sacuudiga hogaamiyo ay qaadeen weeraro dheeri ah oo lagu beegsanayay saldhigyada Xuutiyiinta.

Sida laga soo xigtay wasiirka tamarta Sacuudi Khaalid Al-Falix, tallaabooyinkan ayaa waxaa loo qaaday sidii loo badbaadin lahaa maraakiibta shixnadaha sida ee laga leeyahay wadamada isbahaysiga ee ku yaal koonfurta Badda Cas.

Wargeyska ย Arab Post ayaa shaaca ka qaaday in Sucuudi Carabiya ay ku cadaadineysa Suuqa Saliida adduunka in lagu gacansiiyo dagaalka ay kula jiraan Xuutiyiinta ee ka socda Yemen.

intii u bilowday dagaalka Xuutiyiinta ay ku beegsanayaan Marakiibta wadamada Isbaheysiga waxaa lagu waayay qiyaastii 3.8 milyan oo foosto oo saliid ah iyo alaaba kale oo intooda badan ย u socday wadamada Yurub, Aasiya iyo Maraykanka.

sida la sadaalinaya tallaabadani waxay horseedi doontaa koror ku yimaada sicirka saliidda, iyadoo Masridana ay ka walwalsanyahiin mushkiladaha ka taagan marin biyoodka Baabul mandab, taas oo hadii ay sii socota si toos ah u kicin doonta qiimaha saliidda qeyba kamid ah caalamka.

Previous Post

Qaxooti Soomaali ah oo laga daadgureeyay dalka Yeman

Next Post

Washington: Waxaan rabnaa isbeddel ku yimaada habdhaqanka Dehraan

Next Post
Washington: Waxaan rabnaa isbeddel ku yimaada habdhaqanka Dehraan

Washington: Waxaan rabnaa isbeddel ku yimaada habdhaqanka Dehraan

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In