Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga oo si KMG ah u joojiyay Cumarada

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga oo si KMG ah u joojiyay Cumarada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqortooyada Sacuudiga oo Sheegtay inay si ku meel Gaar ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo La Xiriira Cudurka Corona.

Dawladda Sucuudiga ayaa waaberkii maanta oo khamiis ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay si ku meel gaar ah u joojisay waqtiga cimrada ee sanadkan ay bulshada islaamku ku iman lahaayeen Sucuudiga.

Related posts

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku caddaysay kadib markii madaxda sare ee dalka Sucuudigu ay maalmihii lasoo dhaafay shirar is daba jooga ka yeesheen sidii ay dawladda Sucuudigu uga hor tagi cudurka khatarta ah ee Corona Virus.

Boqortooyada Sacuudigu waxay xaqiijisay in go’aankani uu saamayn adag ku yeelanayo dadka ajaanibta ah ee ka imanaya dalka dibaddiisa, sidoo kale waxay intaa ku dartay in muwaadiniinta Sucuudiga laftoodu aysan si toos ah u tagi karin cumrada ilaa laga hubiyo caafimaadkooda.

Previous Post

Biyo la’aan ka jirta Garbahaarey

Next Post

Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro

Next Post
Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro

Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In