Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Yemen Cabdulaahi Xaashi Shuuriye ayaa kulan la qaatay Taliyaha amniga magaalada Cadan Shalaal Cali Shaaโ€™ic.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii wada shaqeyn wanaagsan u dhex mari laheyd iyo amniga labada wadan.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Cabdulaahi Xaashi Shuuriye ayaa ku amaanay Taliyaha doorkooda ku aadan inay xasiliyaan Magaalada Cadan oo hada si ku meel gaar u ah caasimada dalka Yemen, wuxuuna ka codsaday Safaaradooda in wada shaqeyn dhow ay la yeeshaan Taliska amniga si ahmiyad gaara loo siiyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Safiirka ayaa sheegay in ay kala shaqeyn doonaan ciidamada amniga sidii looga hortagi lahaa tahriibka, isagoo u sheegay Taliyaha in dowlada Soomaaliya ay wado qorsho lagu hormarinayo dalka, kaas oo suurta galin doona in shaqooyin badan loo abuuro Dhalinyarada si ay uga baaqsadaan Tahriibka.

Taliyaha amniga magaalada Cadan Shalaal Cali Shaaโ€™ic ayaa dhankiisa sheegay inuu ku faraxsan yahay kulanka uu la qaatay Safiirka, isagoo sheegay Amniga Magaalada Cadan inuu ku xiran yahay Dalalka ay deriska la yihin oo Soomaaliya ay ka mid tahay, sidaas darteed ay waajib ku tahay labada dowladood inay ka wada shaqeeyaan amniga.

Taliya ayaa sidoo kale sheegay in Soomaaliya iyo Yemen ay yihiin labada dal oo aan kala maarmin sidaas darteed la doonayo in ay ilaaliyaan nabad galyada marin biyoodka ka dhaxeeya, lagana hortago qataraha ka dhalanaya Tahriibka, Hubka sharci darada iyo waxyaabaha maanka dooriya.

Previous Post

Wafdi ka socoda Galmudug oo tagay Xeraale

Next Post

Wasiirka Gaadiidka: โ€Muqdisho ayaa laga maamulayaa hawada Soomaaliya October dhamaadkeedaโ€

Next Post
Wasiirka Gaadiidka: โ€Muqdisho ayaa laga maamulayaa hawada Soomaaliya October dhamaadkeedaโ€

Wasiirka Gaadiidka: โ€Muqdisho ayaa laga maamulayaa hawada Soomaaliya October dhamaadkeedaโ€

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In