Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socoda Galmudug oo tagay Xeraale

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socoda Galmudug oo tagay Xeraale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhawaan ay dagaallo qasaare gaystay ay ka dheceen deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, ayaa maamaulka Galmudug waxaa uu wadaa dadaallo ku aadan sidii loo soo afjari lahaa xiisadaasi.

Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaarey magaalada Xeraale Axadii gelinkii dambe, iyagoo u kuurgalaya saameynta dagaaladii dhawaan ka dhacay halkaasi.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa la kulmay qaar kamid ah waxgaradka deegaanka, iyagoo wax laga xukmaado ku tilmaamay dagaalada islamarkaana ku baaqay in shacabka ay dib ugu soo laabtaan guryahooda, dhinacyadii dagaalamayna ay nabadda qaataan.

Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Dowlad Goboleedka Galmudug oo kamid ahaa xubnaha wafdigaasi uu ka kooban yahay ayaa ka hadlay ujeedka socdaalkooda.

“Waxaan u imaanay halkani in aan u kuurgalno xaaladda deegaanka iyo nolosha shacabka, runtii magaalada way haawanaysa, 2% boqolkiiba oo kaliya ayaa soo laabtay dadka dagaalada ka barakacay, waxaan ugu baaqaynaa shacabka in ay guryahooda ay dib ugu soo laabtaan”, Ayuu yir Wasiir Mursal C/raxmaan.

Previous Post

Madaxweyihii hore oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliya ee K. Afrika-Sawirro

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In