Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)  ayaa Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo Caawa u dabaal dagaya Xuska Sanadguuraddii 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Hay’addaasi oo ku beegan sanadkii 1970-kii.

“Waxaan Hambalyo Leeyahay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed oo u dabaal dagaya Xuska Sanad guuraddii 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay sanadkii 1970, Howsha adage e Qaranka aad u heysaan Alle ha idinla garab galo” ayuu yiri S/guud Bashiir Goobe.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, ayaa kamid ah Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana lagu xasuustaa in ay ku guuleystay soo afjarida dhacdooyin dhowr ah oo lagu dabar goynayo Maleeshiyada Al-Shabaab ee laga itaalka roonaaday.

SONNA

Previous Post

Ololaha dariseynta oo si habsimi leh uga socota Degmada Heliwaa “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib u habeyn lagu sameeyay

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib u habeyn lagu sameeyay

DAAWO SAWIRRADA: Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib u habeyn lagu sameeyay

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In