Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka ee ka kala yimid degmooyinka gobollada Mudug iyo Galguduud, mas,uuliyiinta maamulada Ximan iyo Xeeb, Galmudug, Ahlu Suna waljamaaca iyo mudanayaal katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si rasmi ah musharaxnimadiisa maamulka gobollada dhexe kusoo bandhigay Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga mudane C/Kariim Xuseen Guuleed.

C/kariim Xuseen Guuleed oo munaasabadda ka jeediyay khudbad ku aadan waxqabadka uu doonayo inuu ka fuliyo gobollada dhexe hadii loo doorto xilka madaxweyne waxaana uu sheegay inuu xooga saari doono qodobadan.
.Soocelinta amniga iyo kala dambeynta
.Xoreynta deegaanada weli gacanta ugu jira Argagaxisada
.La dagaalanka Burcadbadeeda
.Dib u heshiisiin ka dhaqan gasha degmo ilaa heer tuulo
.Soo dhisida xukuumad tayo leh oo wax ka bedesha xaaladda gobollada dhexe
.Caafimaad ku baahsan dhamaan deegaanada maamulka
.Sare u qaadida waxbarashada
.Horumarinta xuquuqda aadanaha iyo gacan siinta dadka laga tirada badanyahay

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo ka mid ahaa odayaashii kulanka a hadlay ayaa sheegay in C/kariim Guuleed barnaamijka siyaasadeed ee uu soo bandhigay uu yahay mid wax badan ka bedeli kara xaaladda gobollada dhexe.

Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon oo kamid ah xunaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed muwaadin horumarin ku sameyn kara gobollada Mudug iyo Galguduud.
Ugaas Maxamed Bashiir o ku hadlayay magaca dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku amaanay musharaxa cusub inuu kaalin weyn ka qaatay intii lagu gudo jiray burburka waxbarida dhallaanka Soomaaliyeed.

DSC_0168DSC_0189DSC_0121

DSC_0188DSC_0120DSC_0065DSC_0098DSC_0196DSC_0246DSC_0257DSC_0255

Previous Post

DEG DEG: Qarax lala eegtay maqaayad ku taalla Muqdisho

Next Post

Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)

Next Post
Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)

Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In