Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro+Munaasabad lagu soo dhaweynaayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacaday Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sawirro+Munaasabad lagu soo dhaweynaayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacaday Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ahayd mid lagu soo dhawaynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee caasimadda Galmudug, waxaana ka soo qaybgalay Madaxwene kuxigeenka Galmudug Maxamed  Cabdi Xaashi, Xildhibaanno, Wasiiro iyo qaybaha Bulshada.

Guddoomiyaha Degmada Dhuusaamreb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle oo ugu horayn Munaasabadda kahadlay ayaa waxa uu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in Bulshada lagu hogaamiyo siyaasad fur furan oo sahleysa in la helo fursado dadku ay ka faaiideystaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Xildhibaan Safiyo Cabdulle iyo Xildhibaan Maxamed C/qaadir Xaashi (Dholodholo) ayaa halkaasi ka hadlay waxeyna soo dhoweeyeen guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir oo ay kula dar daarmeen in uu ka shaqeeyo hirgelinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna.

Cali Gacal Casir guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa waxa uu xusay in guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanadu ay u yimaadeen ka qayb qaadashada dhamaystirka heshiiskii lagu soo gaaray Jabuuti, wuxuuna hadalkiisa ku sii daray inaysan Bulshada Galmudug Xiligaan u baahnayn khilaaf hor leh.

Previous Post

Sawirro+R/wasaare ku-xigeenka XFS oo la kulmay madaxda ugu sareysa Hindiya

Next Post

Dowladda Qadar oo canbaaraysay go’aan ka dhan ah falastiin oo ka soo baxay kaniisada Israi’l

Next Post
Dowladda Qadar oo canbaaraysay go’aan ka dhan ah falastiin oo ka soo baxay kaniisada Israi’l

Dowladda Qadar oo canbaaraysay go’aan ka dhan ah falastiin oo ka soo baxay kaniisada Israi’l

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In