Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shahaadooyin la guddoonsiiyay arday ka baxday Jaamacadda Salaam fareecada Guriceel

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shahaadooyin la guddoonsiiyay arday ka baxday Jaamacadda Salaam fareecada Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsinayay ku dhawaad 25 arday dhameeysatay heerka koowaad ee Jamacada Salaam faraceda Guriceel ayaa lagu qabtay isla magaalada Guriceel.

Munaasabadaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa ka soo qeyb galay Maamulka degmada, kan gobolka Galgaduud, Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi, golaha fulinta Ahlusunna Waljamaaca, Maamulka Jaamacadda, arday iyo dadweyne aad ufarabadan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Ugu horeyn waxaa ka hadlay madasha maamulka Jamacadda Salaam oo ka hadlay heerarkii kala duwanaa ee ay ardaydu soo martay, iyagoo ardayda shahaadooyinka la guddoonsiinayo ku bogaadiyay in waxyaabaha ay barteen ugu adeegaan bulshadooda.
Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay guddoomiyaha degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur {Taardhuleed} oo ardayda dhameysatay heerka koowaad ee Jaamacadda ugu hambalyeeyay guusha ay gaareen, kuna booriyay inay sii kordhiyaan barashada culuumta kala duwan ee Jaamacadda laga barto.

Gudoomiyaha golaha fulinta ASWJ Maxamed Axmed โ€œMacalin Alifโ€ oo halkaasi ka hadlay ayaa ku amaanay Jamacadda Salaam dadaalka ay bulshada u hayso, waxaana uu Madaxda Jaamacadda ka codsaday in ay sare u qaadaan tacliinta sare ee dalka.

Gudoomiyaha gobolka Galgaduud Mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo isna munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa sheegay in maamulka Gobolka iyo kan Jaamacadda Salaam ay sharaf u tahay in dufcaddii kowaad ay Jaamacaddu ka aflaxaan, isagoo intaa ku daray in maamulkiisu uu dhiiri gelinayo sare u qaadida waxbarashada.

Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi oo soo xirtay xafladda ayaa kula dar daartay ardayda nasiibka u helay inay gabo gabeeyaan heerka koowaad ee Jaamacadda in ay ugu adeegaan bulshada.
1

2

3

Previous Post

DAAWO_Akhriso: Khudbadaha Madaxweyne Xasan uu ka jeediyay booqashada Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan

Next Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo shir dib u heshiisiin ah ka furey Afgooye

Next Post
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo shir dib u heshiisiin ah ka furey Afgooye

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo shir dib u heshiisiin ah ka furey Afgooye

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In