Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu soo dhwaynayey wasiirka warfaafinta Hidaha iyo Dalxiis mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirku xigeenka wasaradda mudane Cabdulaahi Colaad Rooble oo ay soo qaban qaabiyey mamulka warbaahinta Qaranka ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaradda Warfaafinta magaalada Muqdisho , waxaana ka qeyb galay wasiirka iyo ku xigeenka wasaradda Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiisa xukuumada Soomaaliya agaasime waaxeedyada Wasaradda iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaaarddaa .

Kulankaas ayaa intii uu socday waxaa amaan loo jeediyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa taas oo aheyd shaqadii wanaagsaneyd ee kala dhexeysa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska.

Related posts

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah khabiir saxaafadeed ahna lataliyaha xafiiska Ra’iisal wasaraha dalka dhanka warbaabhinta oo kulankaasi ka hadalay ayaa sheegay in Wasaaradda Warfaafinta ay ahmiyad balaaran u leedahay shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddow ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin dib u soo magacaabidda Wasiirka iyo ku xigeenkiisa.

Agaasimaha warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yusuuf Sheekh Al-cadaala oo hadalay kulanka lagu soo dhawanayey wasiirka iyo wasiir ku xgeenka wasaradda Warfaafinta ,Hidaha iyo Dalxiiska ayaa tilmaamay in ay tahay caqabad wayne in wasiir cusub oo an wax badan kalasocon shaqadii horay u socotay loo soo magacaabo wasaaradda isla markaana ay tahay wax lagu farxo in dib mar kale loogu soo magacaabo wasiir Mustaf iyo wasiir ku xigeen Rooble.
Agaasimaha guud ee wasaardda Warfaafinta mudane Cabdirisaaq Cali Yusuuf ayaa badalan qaday in si dhab ah ay ula shaqayn doonaan wasiirka iyo wasiir ku xigeenka.

Mudane Cabdulahi Colaad Rooble Wasiirka xigeenka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiisa oo hadal kooban ka jeediyey kulanka ayaa mamulka warbaahinta qaranka kaga mahad celiyey soo dhawanta ay u sameyen.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadalay kulanka ayaa shaqaalaha wasaradda ku amaamay howsha adag ay bulshadda u hayaan isagoona tilmaamay in ay Wasaradda sanadkii la soo dhaafey noqotey Wasaaradda ugu shaqada badan.

DSC02818

DSC02822

DSC02826

DSC02828

DSC02834

DSC02838

DSC02840

DSC02841

DSC02844

DSC02869

DSC02877

DSC02888

DSC02889

DSC02895

DSC02899

DSC02902

DSC02904

DSC02905

DSC02919

DSC02923

DSC02924

DSC02925

DSC02933

DSC02939

gggggg

Previous Post

Muungaab: “Deyniile Waa Degmo Amni ah Anaguna waa dayactiraynaa” ”Sawirro”

Next Post

Aston Villa oo Kooxda Valencia Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Carles Gil “Sawirro”

Next Post
Aston Villa oo Kooxda Valencia Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Carles Gil “Sawirro”

Aston Villa oo Kooxda Valencia Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Carles Gil “Sawirro”

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In