Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shiinaha iyo Canada oo is dhaafsaday cayrinta dublamaasiyiinta

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Shiinaha iyo Canada oo is dhaafsaday cayrinta dublamaasiyiinta

Öйú¹úÆì ¼ÓÄôó¹úÆì ÖмӹúÆì ÖмӾ­¼Ã ÖмÓóÒ× *** Local Caption *** Öйú¹úÆì ¼ÓÄôó¹úÆì ÖмӹúÆì ÖмӾ­¼Ã ÖмÓóÒ×

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Canada, ayaa shalay dalkeeda ka eriday diblumaasiyiintii Shiinaha u qaabilsanaa Canada ah, taasi oo keentay in Dowladda Shiinahana ay maanta ka jawaabto tallaabadaas oo ay dalkeeda ka ceyriso diblumaasiyiinta Canada u fadhiyay Shiinaha.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, ayaa sheegtay in Jennifer Lin Lalonde, oo aheed Qunsulka Guud ee Canada u fadhiyay Shanghai, ay noqotay “persona non grata”, waxaana lagu amray inay dalka ka baxdo ka hor May 13-keeda.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Arrinkan ayaa yimid ka dib markii Ottawa ay eriday diblumaasiyiintii Shiinaha, kuwaasi oo ay ku eedeysay inay cabsi gelin kula kaceen xildhibaanada Canada ee dhaleeceeya xukunka Beijing.

Beijing, ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay ku sheegtay in Canada ay mas’uul ka tahay hoos u dhaca ku yimid xiriirka labada dal.

“Uma dulqaadan doono nooc kasta oo faragelin dibadeed ah,” ayay tiri wasiirka arrimaha dibadda Canada Melanie Jolie, oo ka hadleeysay arrinkan.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Indonesia u qaabilsan dalkeenna

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In