Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay sidii loo dedejin lahaa Mashaariicda horumarineed ee Norway oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay sidii loo dedejin lahaa Mashaariicda horumarineed ee Norway oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo ujeedkiisu ahaa dardargelinta mashaariicda horumarineed oo dowladda Norway ay kawaddo Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho,iyadoo uu ka qeybgalay Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Soomaaliya Jamaacal Maxamed Xasan iyo darjiraha Norway ee Soomaaliya.

Mudadii uu socday shirkan ayaa ayaa lagu gorfeeyey sidii loo dedejin lahaa mashaariicdaasi horumarineed gaar ahaan dhibaatooyinka fatahaadaha iyo roobadka,iyadoo sidoo kale looga hadlaya xoojinta xiriirka ka dhexeey labada dowladood Soomaaliya iyo Norway,waxaana qeyb ka ahaa guddi dowladda Soomaaliya ugu xilsaaran dabagalka mahsaariicdaasi.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, dowladda Soomaaliya oo la hadlay awarbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyaay waxyaabaha looga hadlaya shirkooda.

“Waxaan maanta ka wada hadalnay mashaariic cusub oo laga fulinayo dalka,waxaa ila jooga danjiraha Noraway ee Soomaaliya,oo runtii shaqo badan ka qabtay wanaajinta xiriirka labada dal,waxaan ka wada hadalnay in si dhaqsi ah wax looga qabto meelahii ay ku dhufteen dabeylaha iyo roobabka oo magaalaad Muqdisho ay kujirto,iyo meelo badan oo kamid ah gobolada dalka anagoo maalmaha soo socda aan qiimeyn ku sameyn doono arrimahaasi,aad bay u mahadsanyihiin dhamaan dadkii soo qaban qaabiyay shirkan”.Ayuu yiri Wasiir Jamaal.

Dhinaca kale Danjirah Dowladda Norway ee Soomaaliya Baybiyan Mihaynis ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii loo fulin lahaa mashaariicdaasi oo dowladda Norway ugu talagashay in ay ku taageerto Soomaaliya.

Dowladda Norway ayaa kamid ah wadamada sida gaarka ah u taageera Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Next Post

Duqa Muqdisho oo Xarunta Dawladda Hoose ka furay Shir looga hadlayay Arrimaha Dawladaha Hoose ee dalka “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Xarunta Dawladda Hoose ka furay Shir looga hadlayay Arrimaha Dawladaha Hoose ee dalka “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Xarunta Dawladda Hoose ka furay Shir looga hadlayay Arrimaha Dawladaha Hoose ee dalka "SAWIRRO"

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In