Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo abaarihii Dalka ka dhacay oo ka furmay Magaalada Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo abaarihii Dalka ka dhacay oo ka furmay Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ahna Caasimada  KMG ah Dowladd Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa goordhow ka furmay shirka looga hadlayo abaarahii dalka ka dhacay sanadihii 2016 iyo 2017 kaas oo ay ka qeybgalayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradaa Qorsheynta Dowladd Federaalka, la taliyaha Horumarinta dhaqaalha iyo cilmi barista Wasiirka Qorsheynta, Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dowladd gobaleedka koonfur galbeed Somaaliya.

Shirkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu eegayaa qiimeyn laga sameeyay abaarahii dalka ka dhacay sanadahaasi dhibaatada ay geysteen, sida looga gaashaaman karo iyo qodabo kale oo dhowr ah.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Masuulayiinta Wasaaraddaha Dowladd Gobaleedka ayaa talooyin la wadaagi doona madaxda wasaaradda qorsheynta ee ku sugan magaaladan,taasoo ku aadan wax ka qabashada abaaraha wadanka ku soo laab laabta ah.

Shirkaan maanta ka furmay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay ayaa qeyb ka ah Dadaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu kuurgalayso saamaynta ka dhalatay abaarihii Dalka ka dhacay in ka badan 3 oo xariira inkastoo hada laga soo kabsanaayo abaarihii ku xaalufuyay xoolo iyo dalagyo badan.

W/D: Abdirashiid Nur Ibraahiim.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb

Next Post

Allies warn North Korea’s nuclear program must end

Next Post
Allies warn North Korea’s nuclear program must end

Allies warn North Korea’s nuclear program must end

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In