Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Sanadle ah oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika u qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir socday hal maalin oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika ku qabatay Magaalada Johannesburg  ayaa looga hadlay  dhibaatooyinka iyo horumarka Soomaalida ee Sanadkan sii dhamanaya ee 2014. Sidoo kale waxa lagu soo qaaday waxyaabahii u qabsoomay sanadkan safaaradda, iyo Jaaliyaddaba.

Shirkan waxaa ka  qeyb galay ergooyin ka kala socday sagaalka gobol ee Koofur Afrika, Culuma’uddiin, Aqoonyihanno, Haween, Arday iyo marti sharaf kale.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Ergadii ka qeyb gashay shirkaan ayaa su’aalo waydiiyay madaxda safaaradda iyo wakiillada jaaliyadda, ayagoo diiradda saaray sida loo wanaajin karo xiriirka ka dhaxeeya Soomaalida iyo Jaaliyadda iyo sida ay Soomaalidu uga badbaadi karto dhibaatooyinka ay geystaan burcaddu.

Shirkan ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika qabato waxeyna madaxda safaaradda sheegeen in Sanad walba Shir noocani ah ay qaban doonaan si loo sameeyo la xisaabtan u dhaxeeya Safaaradda iyo Jaaliyadda.

Previous Post

LLPP Jenyo oo ku guuleysatay Super Cub-kii dalka

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In