Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Barlamaannada Afrika oo Koofur Afrika ka furmay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirka Barlamaannada Afrika oo Koofur Afrika ka furmay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Barlamaannada Afrika oo Magaalada Johannseburg ka furmay ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee Muzambig, madaxweyne kuxigeenka dalka Siraliyon, saddex guddoomiye baarlamaan oo uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Barlamaanka Jabuuti, Wasiiro ka socday Koonfur Afrika, Gambia iyo Guddoomiyaha Barlamaannada Carabta.

Xildhibaan Cabdi Xukun oo ah mudane ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirkaan baarlamaanka Pan Afrika uu Soomaaliya macno badan u leeyahay, mas’uuliyiintii timidna ay inta badan xaaladaha adag ee Afrika ka jira ay Soomaaliya mudnaanta koowaad galiyeen.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026

“ Shirkan wuxuu micno badan u leeyahay Soomaaliya waana kala hadalnay xaaladaha ay hadda Soomaaliya ku jirto Barlamaanka”

Kulankaan oo Soomaaliya uga duwan kulamadii hore ayaa waxaa la qabtay doorasho lagu dooranayay gudoomiyaha Gudi gobaleedka Bariga Afrika oo ay ku tartameen xildhibaan Cabdi Xukun iyo Xildhibaanad dalka Ethiopia udhalatay, waxaana ku guuleystay kursigaasi Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdi Xukun oo kuguuleystay Gudoomiyaha gudi Gobaleedka Bariga Afrika ee Baarlamaanka Pan Afrika ayaa ka warbixiyay qaabkii ay udhacday doorashada iyo cododka uu ku guuleystay. wuxuuna intaa ku daray in xildhibaanadii u codeeyay ay Soomaaliya u codeeyeen ee aysan shaqsiyan ugu codeyn.

Kulankaan Baarlamaanka Pan Afrika oo ah Kalfadhigii Afaraad kulankiisa labaad ayaa waxaa lagu dhaariyay kudhawaad Konton Xildhibaan oo badalayay kuraas ay baneeyeen xildhibaanadii ka yimid wadamadooda, waxaana xildhibaanadaas la dhaariyay ka mid ahaa, xildhib

Sidoo kale Mudanayaal ka tirsan walaalaha Jabuuti oo ka qeybgalayay Shirkan ayaa waxaa khudbad ka hadlaysay xuquuqda Aadanaha iyo haweenka haweenka ayaa sheegay in dastuurka dalka Jabuuti uu ku saleysan yahay labadaas uu ajandaha kulanku ku saabsan yahay.

Soomaaliya waxay ka mid tahay Wadamada sida joogtada ah ugu qeybgala kulamada ee Pan Africa iyadoo ay Xildhibaanada ka socda Golaha Shacabka soo bandhigaan baahida ay Soomaaliya u qabto dhinaca amaanka,kaabayaasha dhaqaale iyo arimo kale.

WD C/qaadir Axad,Johannseburg

2f0c8fa9-92f6-44ec-92b9-5d420d9e1921 8d1bf76c-8e5e-4dce-91e6-61db753c8284 28b7c214-777b-47ba-99e4-47ae5827ebe0 094ae510-0381-41cf-9f76-01e6df3c28ab 209f7e64-9d75-43b6-b80f-f5ed07c617bd 468c92e5-805b-4c29-ac90-978817382b3e 3188dbe0-626c-4595-bbc8-69bd8493ad69 11626f67-f721-4be4-8b10-3ac4457136b1 65905af4-c1d9-447a-9aae-e80df72f42e0 96627d3a-96c9-4e17-bdf6-7c896c177b80 612905f6-fbac-4f02-8edf-e4be7003b70f 1177615b-218b-4601-acbf-6a6044407321 ac55151c-a55c-43ae-ae19-8d0625ef57c8 af32b0a2-a0d3-4e9e-885a-2aefe184d173 c99b4f22-2cba-43c7-8a45-17e6fff51469 cf24eb36-3f54-47a8-83a5-06ddc9555622 ded4b47e-556f-4733-a26c-8d30d5ba5fea df64e6b0-ee06-4842-9de5-e0677f0244fd e3d32ecb-5519-4566-8df8-91cb1b7b255c e6f7b0d4-5394-450e-befd-9a8772ead6fd

Previous Post

Shir xorriyadda Saxaaafadda looga hadlaayay oo Finland lagu soo gabagabeeyey”SAWIRRO”.

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay tuuloyin hoostaga Jalalaqsi

Next Post
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay tuuloyin hoostaga Jalalaqsi

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Somalia-Egypt Bilateral Meeting Highlight Strategic Partnership

February 5, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

February 5, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In