Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Ugu horayn golaha ayaa tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay qaraxii shalay Khawaariijta Al-Shabaab ay ka gaysteen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Golaha ayaa u duceeyay dadkii halkaas ku geeriyooday iyagoo Alle caafimaad taam ah uga baryay kuwa dhawaaca ah.

Golaha ayaa bogaadiyay howlgalka la isugu furayo degmooyinka gobolka Jubbaland Hoose iyadoo Wasaarada amniga ay ka warbixisay howlgalka sida uu u socdo, iyadoo Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka ay guulo waa weyn ka gaareen, isla markana isku socodka Inta badan gobolka uu caadi kusoo noqday.

Wasaaradda Howlaha Guud ayaa soo gudbisay labo sharci oo kala ah sharciga Maareynta dhulka iyo sharciga Siyaasadda Fasaxa dhulka Jubbaland oo golahu uu akhriskii koobaad ka soo samaynayo isla markana fadhiyada soo socda lagaga doodi doono.

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ka warbixisay xarumo lagu hormarinayo xirfadaha iyo aqoonta haweenka oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo si shaqo abuur loogu sameeyo haweenka.

Previous Post

Taliye ku-xigeenka Booliska oo kormeeray ciidamo tababar uga socda Akademiyada Jeneraal Kaahiye

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In