Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta oo maalintii labaad galay-SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0

?????????????????????????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa maalintiisii labaad ka socda magaallada Muqdisho, ayadoo ay ka qeyb galayaan wakiilo ka socda dowlad-goboleedyada, ururrada saxaafadda iyo hay’adaha taageera warbaahinta Soomaaliya.

Ka qeyb galayaasha oo kooxo loo qeybiyay ayaa maanta soo jeedinaya aragtidooda ku aaddan dhaqan galinta xeerka saxaafadda iyo Istiraatiijiyadda la doonayo in laga soo saaro shirkaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

March 6, 2026
Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026

Wakiilo ka socda ururrada saxaafadeed ee dalka ka jira  iyo masuuliyiin ka socota IMS ayaa soo bandhigay aragtidooda ku aaddan qodobbada laga doodayo, ayagoo ka hadlay qodobbo ku jira xeerka oo u baahan dib u eegis. Waxay soo dhaweeyeen in dowladdu ay sameynayso xeer-hoosaad uu yeelanayo xeerkan, ayagoo soo jeediyay  in la dedejiyo.

Amanda ayaa la soo gabagabeyn doonaa shirkaan oo laga soo saari doono istiraatiijiyad lagu horumarinayo warbaahinta Soomaaliya 5ta sano ee soo socota.

Wixii ku soo kordha waan idiin soo gudbin doonnaa hadduu Alle idmo.

12512819_937336606347548_527629016755895297_n 12417653_937336536347555_5854827374479269305_n 484815_937336503014225_6665319573036451064_n 12096442_937336473014228_1280412719093395511_n

Previous Post

Daawo Sawirradda: Caruurtii derbi-jiifka ahaa oo helay nolol wanaagsan

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq u diray bahda saxaafadda

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo kulan la yeeshay hay’adaha samafalka gobolka Hiiraan

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq u diray bahda saxaafadda

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

March 6, 2026
0

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL MARINNO LACAGEED GUDDOONSIIYAY TARTAMEYAASHA KAALIMAHA HORE KA GALAY TARTANKA QURAANKA EE BISHA RAMADAAN   Muqdisho,...

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026
0

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo lagu talagalay in...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In