Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda oo la kulmay waxgarad  Guriceel kunool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda oo la kulmay waxgarad  Guriceel kunool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda iyo Dhiirigelinta maalgashiga oo ku sugan Magaalada guriceel ayaa kulmo ku aadan u diyaar garowga maamul u sameynta gobolada mudug iyo galgaduud waxa uu la yeelanaya waxgaradka siyaasiinta iyo qeybaha bulshada deegaanadaasi kunool

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka galgaduud ayaa soo sheegaya in Siihaya Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya  Mudane Mahad Maxamad Saalad uu kulamo la qaatay qaar ka mid ah waxgarad, siyaasiin iyo qeybaha bulshada ee ku nool degmada guriceel, isagoo kala hadlay in ay der-der geliyaan dhamaystirka qorshaha lagu doonayo in maamul loogu sameeyo dadka dega gobollada Mudug iyo galgaduud.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda iyo Dhiirigelinta maalgashiga mudane Mahad Maxamad Salaad oo wali ku sugan gobolka galgaduud ayaa waxa uu kulamo  sidookale la qaadan doonaa bulshada qeybahooda kala duwan kulamadaas oo inta badan looga hadlidoono dhamaystirka maamul loo wada dhanyahay oo ay yeeshaan dadka kunool gobollada dhexe ee dalka.

Kulmada ayaa wali waxa uu Siihayaha Wasiir kuxi-geenk la yeelanayaa bulshada degmada guriceel.

Previous Post

Kooxda Al-Shabaab oo Dhacay gaadiid Shacab loogu adeegayay

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In