Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SoDMA oo qabatay shirka isku-duwidda howlaha gurmadka degdegga ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
SoDMA oo qabatay shirka isku-duwidda howlaha gurmadka degdegga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamed Xasan Bulaale ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa isku-duwidda howlaha gurmadka iyo taageerada ku wajahan degaannada ay saameeyeen dagaallada dalka looga xoreynayo argagaxisada.

Agaasimaha Caafimaadka ee Hay’adda SoDMA Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa ka warbixiyay muhiimadda ay leedahay isku-dubbaridka iyo isku-xirka howl-gallada gargaarka iyo hirgalinta baro caafimaad oo lagula tacaalo dhaawacyada, adeeg caafimaadna siiya dadka rayidka ah ee colaaduhu saameeyeen.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Shirka oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaa ka soo qeyb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka, xubno ka socday Taliska Xoogga Dalka, Wasirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah wakiillada Wasaarahadaha Gargaarka ee Dowlad goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Waa Kuma Liibaan Lugcad?

Next Post

Wasiirka Isgaarsiinta “Xukuumaddu waxa ay dhawaan ku shaqeyn doontaa Xarunta Xisbiga”

Next Post
Wasiirka Isgaarsiinta “Xukuumaddu waxa ay dhawaan ku shaqeyn doontaa Xarunta Xisbiga”

Wasiirka Isgaarsiinta "Xukuumaddu waxa ay dhawaan ku shaqeyn doontaa Xarunta Xisbiga"

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In