Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis horumarineed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis horumarineed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashariidaan horumarineed ee ay maanta Muqdisho kula saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa ku saabsanaa horumarinta dhaqalaha, dowladda wanaagga iyo kaalmeenta farsamooyin kala duwan  kuwaa oo ay dhamaan Midowga Yurub ka fulin doonto Soomaaliya .

Heshiiska waxa Soomaaliya u saxiixay Wasiirka  Qorshaynta Horumarinta dhaqaalaha iyo maalgashiga, halka uu Midowga Yurubna u saxiixay Agaasimaha  guud ee Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Midowga Yurub , waxaana goob joog ka ahaa  Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Safiirka Midowga Yurub  ee Soomaaliya .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

Wasiirka qorshaynta  iyo Horumarinta dhaqalaha ee Xukumadda Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in  mashariicdan ay ka hirgelinayso Soomaaliya ay ku baxayso lacag dhan 48.4 milyan oo lacagta Midowga Yurub ah.

Agaasimaha Guud ee  Horumarinta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Midowga Yurub  ayaa   tilmaamay  Midowga Yurub ay dowladda Soomaaliya ka gacan siin doono horumarinta dhaqaalaha,  dhismaha ciidanka qalabka sida, la dagaallanka argagixisada iyo dhib u dhiska Hay’addaha dowladdda Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya  Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafiga ka socday Midowga Yurub ee uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Horumarinta iyo Iskaashiga caalamiga ee Midowga Yurub Stefano Manservisi isagoo ka lahadalay xoojinta taageerda Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Wasaiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in dhaqaalihii Midowga Yurub ay ku bixin jirtay mashaariicda horumarinta dalka, haatan ay maamuleyso Wasaaradda.

Previous Post

Michael Keating oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In