Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sudaan oo Xaalad deg deg ah ku soo rogtay gobalka Kordofan

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Sudaan oo Xaalad deg deg ah ku soo rogtay gobalka Kordofan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo ay ku soo rogtay gobolka Kordofan ee dhaca bartamaha dalkaasi, ka dib markii ay halkaasi ka dhaceen weeraro hubeysan, oo ay ka dhasheen falal isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wakaaladda wararka daan ayaa sheegtay in ku dhawaaqista xaaladda degdegga ah ay timid ka dib markii lagu dilay afar qof, tiro intaa ka badana lagu dhaawacay gobolkaas subaxnimadii Isniinta.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Wakaaladda oo soo xiganeysa Guddoomiyaha gobalka Kordofan, ayaa sheegtay in go’aankan ay gareen guddiga amniga gobolka, si ay u xalliyaan fowdada iyo talaabooyinka sharci-darrada ah ee ka socda gobalka.

Wargeyska Sudaan Tribune, ayaa sheegay in weerarro ay geysteen kooxo hubeysan ay ku dhinteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan, si taasi loo xakameeyana ay Dowladda tallaabadani u qaadatay.

Xaaladdamn degdeg ah ayaa sida la sheegay gobalka kasii jiri doonta  muddo bil ah, si hubka laga bixiyo gacanta muwaadiniinta.

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada X.F.S oo ka qeyb galay Shirka Isgaarsiinta Jaamacadda Carabta

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray Xarumaha adeegyada Bulshada ee Xarardheere

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray Xarumaha adeegyada Bulshada ee Xarardheere

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray Xarumaha adeegyada Bulshada ee Xarardheere

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In