Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suudaan Oo Ay Ka Dhaceen Dagaal Beeleedyo Lagu Hoobtay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Suudaan Oo Ay Ka Dhaceen Dagaal Beeleedyo Lagu Hoobtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka amniga ee Sudan ayaa adkeeyay amniga gobolka dhaca badda Cas sidoo kalena waxaa ay ku soo rogeen Bandow magaalada Porta Sudan ka dib markii 32 ay ku dhinteen isku dhac u dhexeeya labo qabiil, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha.

Sudan ayaa ku jirta hal sano oo kamid ah sadexdii sano ee kala guurka ka dib markii xukunka laga tuurey madaxweyne Cumar Xasan al-Bashiir, xukuumadda ayaa wajahaysa caqabado dhowr ah oo ay kamid tahay nabad geliyo xumo ka jirta dhowr gobol oo dalkaas kamid ah iyo mushkulan dhaqaale oo aad u daran oo dalka heysata.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Ciidanka amniga ayaa xirey 85 ruux oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen rabshadihii u dambeeyayoo ay ku dhaawacmeen 98 qof, saraaakiisha maxaliga ah ayaa bandow ku soo rogay magaalada Port Sudan si kala dambeynta loo soo celiyo, sidaa waxaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha.

Ciidanka amniga ayaa kamid ah dadka waxyeelada kas oogaartay dagaalka.

Warbaahinta gudaha ayaa kuwarantay in dagaalka uu u dhexeeyo labo qabiil oo kala ah Beni Amer iyo Nuba oo khilaaf soo jireen ah ka dhexeeyo.

Wakiilada labada qabiil ayaa saxiixay heshiis dib u heshiisiineed bishii September ee sanadkii hore kolkaas oo isku dhacyo lagu hoobtay dhexmareen labadan qabiil.

Xukuumadda ayaa ciidan u dirtay gobolkasi loo soo celiyo sharafta iyo ku dhaqanka sharciga ee gobolka sidoo kalena la adkeeyo nabad geliyada iyo amniga, sidaa waxaa sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha.

Talaabooyinkaamnigaayaa u horseedidoona in xaaladda la dejiyo, dekada Sudan waxaasidoo kale shidaalka ka dhoofsadadalkaSuudaantaKoofureed.

Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa horaan sheegay in uu shir-guddoomiyay dhowr kulan todobaadkii hore oo arrintan looga hadlayay waxaana ka qeybgalay hogaamiyeyaasha labada dhinac iyo siyaasiyiinta ka soo jeedda bariga dalka Sudan si xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee gobolka xaliyo.

Hamdok ayaa hadda hogaamiya xukun rayid ah oo si ku meel gaar ah dalka u maamulaya sadex sano ka dib heshiis awood qeybsi ah oo ay la galeen militiriga.

Previous Post

Cameroon: Caro Ka Dhalatay Gabar Dhalinyaro ah oo Qoorta Laga Gooyay

Next Post

Galmudug Oo Sheegtay in uu Bilowday Howlgal ka Dhan ah Alshabaab

Next Post
Galmudug Oo Sheegtay in uu Bilowday Howlgal ka Dhan ah Alshabaab

Galmudug Oo Sheegtay in uu Bilowday Howlgal ka Dhan ah Alshabaab

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In