Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suxufiyiinta ka howlgasha Galmudug oo tababar uga furmay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Suxufiyiinta ka howlgasha Galmudug oo tababar uga furmay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo socon doona muddo sadex cisho ah ayaa Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ugu qabanaysaa magaalada Dhuusamareeb suxufiyiin ka kala yimid Degmooyinka Galmudug, kaasi oo lagu baran doona inta uu socdo heerarka iyo Anshaxa lagama maarmaanka u ah Saxaafadda.

Madaxa Tababarada Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Xasan Cabdiraxmaan ayaa tilmaamay in weriyeyaasha lagu bari doona anshaxa saxaafadda iyo xeerarka kale ee saxaafadda la xiriira.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug Maxamed Nuur Diini oo ka mid ahaa Wasiirada ka qaybgalay munaasabadda ayaa wariyaasha kula dardaarmay inay wanaagga ka shaqeeyaan si saxana bulshada ugu adeegaan.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska dowlad Goboleedka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa waxa uu xusay in waxyaabaha halkaan lagu barto ay noqonayaan mid Warbaahin ku hagta hannaan toosan lagana faa’iidaysto.

Maalmaha uu socdo tababarku waxaa ka qaybgalayaashu samayn doonaan doodo iyo kulamo lagu falanqaynayo casharada laga baranayo inta uu tababarka socdo.

Previous Post

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inay soo daad-gureyneyso Muwaadiniinta ku go’doonsan Suudaan

Next Post

Xuska Maalinta Duumada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta Duumada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta Duumada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In