Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo qabtay qeybaha bulshada ee Beladweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Tababar loo qabtay qeybaha bulshada ee Beladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar ku saabsanaa Maareeynta mashaariicda, qorsheynta Istaraatiijiyadda, codsiga maalgelinta, Kormeerka, qiimeynta iyo Maamulka lacagta ayaa maanta ka furmay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

munaasabaddii furitaanka tababarka oo ay ka qeyb galeen aqoonyahanno iyo qeybaha bulshada rayidka ee Beladweyne ayaa ahaa mid loogu talagalay in sare loogu qaado aqoontooda xagga doorashada, kaasi oo socon doono muddo labo cisho ah.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Cabdifataax Yuusuf Maxamed Madaxa Barnaamiyka ee Hay’adda Machadka Doorashooyinka ee hana qaadka demoqraadiyadda Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (EISA) ayaa sheegay in tabarkan ay ugu talagaleen inay ka faa’iideystaan bulshada Degmada Beladweyne, isagoo xusay inay qorsheynayaan sidii magaalooyin horleh ay ugu qaban lahaayeen tababaro nuucaani oo kale ah.

“Waxan ka soo shaqeynay dalal badan oo Afrika ah kuwaasi oo ka socotay doorashooyin, haddda waxaa noo qorsheysan inaan ka hirgelinayo magaalooyin badan” ayuu yiri Cabdifataax.

Guddoomiyaha Degmada Beladweyne Macalin Cismaan Cabdi Qadaafow oo ka hadlay siminaarka ayaa sheegay in tani ay horseedeyso in bulshada meel hoose laga soo dhiso, lagana gudmo nidaamka magacaabista.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin oo furay tababarka ayaa sheegay in bulshada ay baahi weyn u qabto inay is doorato, waxaana uu ka qeyb galayaasha ka codsaday inay ka faa’iideystaan tababarka.

“Waxaan idinkugu baaqayaa inay aad ka faa’iideysataan tababarka oo aad noqotaan kuwii beri magaalada u  horseedi lahaa in laga qabto doorasho meel hoose laga soo bilaabo” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Hay’adda Machadka Doorashooyinka ee hana qaadka demoqraadiyadda Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (EISA) ayaa magaalooyinka Baydhabo iyo Gaalkacyo ku qabtay tababaro nuucaani oo kale ah.

Previous Post

Warbaahinnada Dowladaha Soomaaliya Iyo Djibouti oo Iskaashi Yeelanaya “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed+Sawirro

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In