Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbarkaan  ku saabsan diiwaangalinta rasmiga ah ee howlwadeennada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Maamul Goboleedyada ayaa looga furay magaalada Dhusamreeb, waxaana furitaanka ka Qaybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug anha Ku-simaha Madaxwaynaha Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

 Maxamed Cumar Xaydara Diiwaan hayaha Xisbiyadda ayaa ugu horayn ka waramay Furitaanka waxa uuna xusay in Xisbiyada loo fududaynayo Diwaangalinta, Tababbarkana loogaa Faa’iidaysan doono Habka wax loo diiwaangaliyo.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

 Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa  Xustay in Maadaama Sharcigii Xisbiyada Dib-u-habayn lagu sameeyey loo baahday in Howl-wadeennada loo Tababbaro si ay ula jaanqaadaan.

 Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Ahna kusimaha Madaxwaynaha Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Gabagabada ka hadlay waxa uuna sheegay in ka Maamul ahaan Guddiga ay ka Gacan siinayaan arrimaha Doorashooyinka.

 Howl-wadeenada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muddo Saddex Maalmood ah qaadan doona Tababbarkaan ku saabsan Diiwaangalinta Rasmiga ah.

Previous Post

Taliska Booliiska Hirshabeelle oo amarro cusub ka soo saaray gawaarida muraayadaha madow.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In