Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliska oo ka hadlay howlgallo lagu qabtay Askari dil u geystay Aabe Soomaaliyeed iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo ka hadlay howlgallo lagu qabtay Askari dil u geystay Aabe Soomaaliyeed iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray askari boolis ah oo ruux shacab ah dhawaan ku dilay isgoys-ka Ceel-gaabta ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Sadiiq Aadan Cali

Afhayeenka ciidanka booliska Sadiiq Aadan Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in 15-kii bishan degmada Dharkeynley laga qabtay dhagar qabe ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, oo ka howlgali jiray kolkii hore gobolka Hiiraan kaasi oo dilal qorsheysan ka geystay magaalada Muqdisho

Related posts

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026

โ€œ15-kii bishan ciidamada booliska waxa ay gacanta ku dhigeen dhagar qabe ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, waxa uu dilal qorsheyn ka geystay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Dharkeynley, waxaana lagu magacaabaa Xasan Cabdullaahi Salaad oo magaciisa afgarashada loo yaqaan (Bukhaari) isaga iyo labo kale oo ku guda jira fal lid ku ah amnigaโ€ ayuu yiri Afhayeenka booliska.

30-ka bishii May Hogaanka baarsta ee CID waxa ay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeyso Ex-koontarool Afgooye iyo Dharkeynley ku bur buriyeen shabakado ka shaqeynayay falal amni darro ah ku howlanaa, isagoo intaa ku daray in ciidanka ay heleen xogta dhagar qabayaasha shabakadahaas ka howlgalayay.

โ€œ11-kii bisha May qolyo burcad ah waxa ay wiil dhalinyaro ah ka kireysteen Mooto Bajaaj, oo ay geeyeen Dabakaayo Madow, halkaasi ayayna ku dileen wiilkii ay mootada ka kireysteen, kadib ciidamada booliska ayaa ku qabtay degmada Xamar Jajab labadii burcadda ahaa, waxaana haatan la horgeynayaa maxkamadda si loo marsiiyo ciqaabta ay mudanyihiinโ€ ayuu yiri Sadiiq

Ciidanka booliska ayaa gacanta ku dhigay askari dil bareer ah u geystay Aabe Soomaaliyeed oo meherad yar ku lahaa agagaarka Ceelgaabta, kaasi oo ay haatan ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

โ€œ16-kii bishan June ayaa askari ka tirsan ciidanka qalabka sida waxa uu si wuxuushnimo ah, oo arxan darro ah ku dilay Aabe Soomaaliyeed oo ku ganacsanayay isgoyska Ceelgaabta, waxaa gacanta ku soo dhigay ciidanka Saldhiga Booliska degmada Xamar Jajab mar uu isku dayay in uu baxsado, waxaan xusid mudan in askari hadda gacanta lagu hayo, waxaana sidoo kale loo heystaa fal dambiyeed kale oo uu kal hore geystay, waxaana la marsiin doonaa cadaaladdaโ€.ayuu hadalkiisa ku daray Afhayeenka ciidanka booliska Sadiiq.

Afhayeenka ayaa xusay in Taliska booliska ay ka goโ€™antahay inay gacanย  bir ah ku qabtaan cidkasta oo dhibaateysa shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in barakacayaasha loo sameeyo xirfado ay ku shaqeystaan

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 39 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post
Xaalado Cusub Oo COVID19 Ah Oo Laga Diiwaan Geliyay Puntiland, Gobalka Banaadir, Somaliland Iyo Koonfur Galbeed โ€œSAWIRROโ€

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 39 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In