Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliska oo qalab ciidan ka guddoomay Talyaaniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo qalab ciidan ka guddoomay Talyaaniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo aheyd mid kooban isla mar ahaantaana qalab ciidan loogu wareejinayey  Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa lagu qabtay safaaradda Talyaaniga ay ku leedahay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeeb galay taliyaha  ciidanka booliska Soomaliya Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo sarakiil kale

Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Fabrisio Marrcelli oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in mar walba ay garab taaganyihiin Soomaaliya isla mar ahaantaana uu ka dhaxeeyo xiriir adag oo soo jireen ah gacana ay ka geesanayaan tayeenta ciidanka booliska

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

“Waxaan sharaf weyn inoo ah in Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya gaar ahaa taliyaha ciidanka Booliska S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud aan ku wareejino saanad ciidan aan ugu tala galnay ciidanka booliska Soomaaliya,  waxaa halkaan ka muuqata xiriirikii Soomaaliya iyo Talyaaniga uu markale soo laabanayo Talyaniga waxa ay ka mid tahay dowladaha si gaar ah u taagera ciidamada  qalabka sida’’ayuu yiri Safiirka.

Ugu danbeena Taliyaha ciidanka booliska Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud  oo isna ka halay goobta ayaa doowlada Talyaaniga uga mahad celiyay qalabka ciidan ay dowlada Talyaaniga  ku wareejisay taliska ciidanka booliska Soomaliya

“Waxaan farxad gaar ah aan u jeedinayaa dowlada Talyaniga oo ka sheqeyneysa horumarka iyo tababarada ciidanka booliska Soomaaliya, Dowlada Talyaniga waxa ay dhawaan dalkeeda u qaaday 25 Saraakiil oo soo qadanaya kulan aqoon kororsi ah”ayuu taliyaha hadalkiisa ku soo xiray.

BH0A2808 BH0A2811 BH0A2813 BH0A2830 BH0A2861 BH0A2880 BH0A2755 BH0A2767 BH0A2768 BH0A2774 BH0A2796 BH0A2802 BH0A2803

Previous Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay dhiggiisa Stanbuul+SAWIRRO

Next Post

Wadada Shaqaalaha oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Next Post
Wadada Shaqaalaha oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Wadada Shaqaalaha oo dib u dhis lagu sameynayo "SAWIRRO"

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In