Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya Xuska Maalintii la aas-aasay (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya Xuska Maalintii la aas-aasay (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maalmahan Diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira qabashada Xuska Maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 Febraury 1970, waxayna sanadkaan u dabaal dagayaan Sanad guuradoodii 47 aad.

Guuto ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maray xarunta lagu qabanayo Munaasabadda,iyagoo siiyey Salaan sharaf  Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud  Bashiir Maxamed Jaamac, oo ay wehliyeen Taliye ku xiggeenadda, iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, munaasabad kooban ayaana gabagabadii la sameeyey oo ay ka soo qeyb galeen Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir, Taliyahii hore ee Ciidanka Xoogga Sarreeye gaas Daahir aadan Cilmi indha-qarshe Xildhibaano iyo wasiiro Dowladda ka tirsan,iyadoona halkaasi  heeso iyo riwaayaddo wadani ah ay kusoo bandhigeen Hoboladda Faananiinta Onkod ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud  Bashiir Maxamed Jaamac, oo la hadlay Ciidanka loo diyaariyey in ay marraan Fagaaraha Munaasabadda lagu qabanayo ayaa kula dardaarmay in ay saxaan qaladaadka yar ee loo sheegay, isagoo xusay in loo baahan yahay dulqaad,lana muujiyo farxad,maadaama loo diyaar garoobayo Xuska Maalintii uu dhashay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

—DHAMMAAD—

DSCF8370 DSCF8371 DSCF8378 DSCF8375 DSCF8379 DSCF8382 DSCF8400 DSCF8405 DSCF8414 DSCF8417

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la wareegaya Xilka madaxtinimo ee dalka.

Next Post
Sawiro:Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh mar kale Villa Soomaaliya ku kulmay.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la wareegaya Xilka madaxtinimo ee dalka.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In