Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Booliska G/Banaadir oo sheegay inay Gacan bir ah ku qabanayaan Kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Booliska G/Banaadir oo sheegay inay Gacan bir ah ku qabanayaan Kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in marnaba aan la aqbaleyn in xashiish iyo waxkasta oo Maanka dooriya la beerto, si looga ganacsado.

Taliyaha, oo ka hadlay goob lagu soo bandhigay Waxyaabaha maanka dooriya oo ay Ciidamada Booliska ku soo qabteen hawlgal ay sameyeen, ayaa hadalkiisa kudaray in Magaalada muqdisho ay kusoo bateen Kooxaha ka ganacsada Walxaha maanka dooriya, Burcadda iyo Ciyaal weerada, ayna la dagaalami doonaan cidkasta oo farsameyneysa waxyaabaha maanka dooriya iyo dadka isticmaalaya intaba.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026

Laamaha Amniga Gobolka Banaadir ayaa habeenadii la soo dhaafay waxaa ay Magaalada muqdisho ka wadeen howlgallo ka dhan ah Ciribtirka Maan dooriyaha, Ciyaal weerada iyo dadka ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya, iyaga oo  howlgaladii ugu danbeeyay ku soo qabtay xaddiyo farabadan oo ka mid ah waxyaabaha maanka dooriya.

Previous Post

Ciidamada Ruushka oo la wareegay gacan ku haynta Warshadaha Bakhmut

Next Post

Duqa Muqdisho oo sheegay inay la dagaalamayaan kooxaha sameeya maandooriyaha

Next Post
Duqa Muqdisho oo sheegay inay la dagaalamayaan kooxaha sameeya maandooriyaha

Duqa Muqdisho oo sheegay inay la dagaalamayaan kooxaha sameeya maandooriyaha

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In