Friday, January 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Muqdisho shalay ka dhacay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Muqdisho shalay ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda oo War-saxaafadeed soo saaray

January 29, 2026

 Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa tacsi u diray Ummadda Soomaaliyed iyo Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Qaraxyada ay la socdeen ee  Shalay galab Maleeshiyada Argagixisada ah Alshabaab ay ku qaadeen hotel Naasa hablood2, kaasi oo waxyeelo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed, S/gaas Xuseen Xasan Cismaan, ayaa sheegay in argagixisada ay usoo jeesteen daadinta dhiigga dad shacab ah oo aan waxba galabsan, isagoo ALLE uga baryey dadkii ku dhintay Weerarkaasi in alle janadiisa Fardowza uu ugu bashaareeyo, halka kuwa dhaawacmayna uu EEBE uga baryey caafimaad deg deg ah uu siiyo.

Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed, ayaa sidoo kale u tacisiyadeey masuuliyiintii qaraxaasi ku dhintay oo ay kamid yihiin Ex Xildhibaan Cabdi naasir gaarane, Ex Wasiir Madoobe nuunoow iyo G/dhexe Max’ed Yuusuf Nuur (Fanax) Taliyihii saldhiga Booliska degmada Dayniile, waxaana uu ku tilmaamay in ay ahaayeen daljireyaal danta qaranka ka shaqeynayey, taariikhdana ay baal dahab ah ka geli doonaan.

ugu dambeyn Taliyaha, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay kaqeyb qaataan dagaalka lagula jiro Nabad diidka Alshabaab, Ciidamada amaankana ay kala shaqeeyaan sugida amaanka.

Previous Post

Wasaaradda Amniga XFS oo sheeegtay in Gacanta lagu dhigay 3 ka mid ah Ragii weerarka gaystay’

Next Post

Kulamo wadatashi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya ”Sawirro”

Next Post
Kulamo wadatashi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya ”Sawirro”

Kulamo wadatashi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya ”Sawirro"

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda oo War-saxaafadeed soo saaray

January 29, 2026
0

Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada oo kulan la yeeshay Ururrada Siyaasadda

January 29, 2026
0

Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...

Ergada Dowladda Soomaaliya ee QM oo kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin

Ergada Dowladda Soomaaliya ee QM oo kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin

January 29, 2026
0

Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

January 29, 2026
0

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In