Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo ka digay in la dhisto dhulka ciidanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Indhaqarshe:-“Ciidamadeena Jab Xoog Leh Ayay Ugu Geysteen UGUS Shabeelaha Hoose”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) oo ka hadlayey Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay qabaan walaac ku aaddan in ay socdaan isku dayo lagu boobayo dhulalka deegaanka u ah ciidanka ee ku yaalo qaar ka mid ah Gobollada dalka, waxa uu ka digay arrintaas, hasa yeeshee waxa uu hoosta ka xariiqay in sannadka soo socda ee 2019-ka qorshaha uu ugu jiro in ay dhisaan 6 Xero ciidan oo si wanaagsan loo diyaariyey.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Tababarrada ciidanka Xoogga dalka ayaa loo sameeyey hal Manhaj oo mideeyey tababarrada ay waddamada saaxiibada ah ka caawiyaan ciidanka Malateriga Soomaaliya, taasi oo fursad weyn u ah dib u dhiska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

“Si Nabad iyo horumar weyn loo gaaro  waa in xasillooni ay helaan dadka  iyo deegaanka Soomaaliyeed, taasina ay gacanta ugu jirto sida ay shacabka uga go’an tahay in ay si ficil ah uga qeyb qaataan dhismaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed” ayuu yiri Taliyaha Xoogga Dalka S/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe).

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow

Next Post

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wadahadlaya muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku xaniban Libya

Next Post
Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wadahadlaya muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku xaniban Libya

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wadahadlaya muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku xaniban Libya

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In