Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdi weli Jaamac Gorod iyo Saraakiil uu hoggaaminayo,  ayaa maanta Booqasho ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen xasan Cusmaan iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta.

Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga iyo Asluubta,  ayaa  Waxay kormeereen Warshadda Soo saarta qalab Xafiseedka, dharka Ciidanka Asluubta iyo kan Maxaabiista, agabka dhismaha iyo qalabka guriyaha, waxaana Warshadaan ka howl gala maxbiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar iyo saraakiil Ciidankaasi ka tirsan.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

kormeerka markii ay soo gabagabeyeen,  ayaa waxaa ugu horeyn Warbaahinta Qaranka waxaa la hadlay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan, isaggoo sheegay in labada talis ee Xoogga dalka iyo Ciidanka Asluubta uu ka dhaxeeyo wada shaqeyn iyo xiriir aad u wanaagsan.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas  Cabdiweli Jaamac Gorod,  ayaa tilmaamay in uu ku faraxsanyahay  booqashada maanta uu ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta, waxaana uu tilmaamay inuu arkay howl wanaagsan oo socta, isaggoo boggaadiyey  sida wanaagsan ee Maxaabiista xabsiga dhexe ee Xamar ku xiran loo barayo Farsamadda Gacanta.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo farriin u dirtay Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee dalka ku yaalla

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In