Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta 12-ka April oo kulan la yeeshay saraakiisha kale ee qeybtaas “MUUQAAL”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta 12-ka April oo kulan la yeeshay saraakiisha kale ee qeybtaas “MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani maanta saraakiisha qeybta 12-April ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu la qaatay Taliyaha Qeybtaasi Janaraal Maxamed Maxamuud Xasan (Janaraal Qaafow) oo qeyb ka ah kulamadoodii caadiga ahaa ayaa ujeedka kulankii maanta waxa uu ahaa dar dar galinta howlaha baaxadda leh ee Qeybta 12-April horyaala.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Taliyaha qeybta 12 April ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa warbxin ka dhageystay saraakiisha waaxaha ee qeybta, iyadoo taliyaha uu ka xog wareysanayay qaabka ay u socoto shaqada oo ugu warbixiyay howlaha socda, waxaana dhinaca kale kulankaasi lagu soo bandhigay natiijada darajooyin ay soo saxeen guddi saraakiil iyo wasiiro ah oo ku howlanaa darajo sixida ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo horey Taliska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u saxay.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Kulanka markii uu soo gaba gaboobay kaddib ayaa waxaa warbaahinta Qaranka ugu warbixiyay kulamadaasi iyo waxyaabihii ay kaga hadleen kulankoodii Taliyaha qeybta 12 April ee ciidanka Xoogga Dalka Jen Maxamed Maxamuud Xasan Qaafow.

Qeybta 12 April ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka howlgasha Magaalada Muqdisho iyo gobolada Shabeelaha Hoose, iyo Shabeelaha Dhexe ayaa ku howlan u qidmeynta shacabiga Soomaaliyeed iyagoo sugaya ammaanka deegaannada iyo degmooyinka ay ku sugan yihiin, waxaana qeyb ka ah la dagaalanka maleeshiyaadka isbaarooyinka u dhiganaya dadka Shacabka ah.

Previous Post

Gadiidka ka howlgala Caasimadda oo amarro adag laga soo saaray “MUUQAAL”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In